Saraakiil Tababar loogu qaaday dalka Dibadiisa oo Muqdisho laga sagootiyay (Daawo Sawirada)

Taliska ciidanka milatariga Soomaaliya ayaa garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho ka sagootiyay saraakiil iyo saraakiil xigeeno dalka dibadiisa tababar kusoo qaadanaya. Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya S/gaas Daahir Aadan Cilmi Indha Qarshe iyo saraakiil kale ayaa garoonka Aadan Cadde ka sagootiyay saraakiiisha tababarka loogu qaaday dalka dibadiisa. Saraakiishan tababarka loo diray ayaa horey … Continue reading Saraakiil Tababar loogu qaaday dalka Dibadiisa oo Muqdisho laga sagootiyay (Daawo Sawirada)